Monday, October 21st, 2019
again2

FURSAD SHAQO OO KA BANAAN SHIRKADAHA HALGAN

Published on October 6, 2019 by   ·   No Comments

FURSAD SHAQO OO KA BANAAN HALGAN GROUP OF COMPANIES:

ASC WR WB.. .
Salaam qiimo badan kadib Waxaan rabnaa inshaa’allah halkaan inaan kusoo bandhigno fursad shaqo oo kabanaan Shirkaddaha Halgan

Booska shaqada Banaan: (Marketing & Sales)
Shuruudaha Codsadaha:
1-Inuu leeyahay Khibrad iyo waaya aragnimo.
2- inuu qofka kusoo shaqeeyay ugu Yaraan 1sano.
3- inuu heysto ugu Yaraan Shahaadada Dugiga sare ama Diplima
F.G: Waxaan tixgilinta 1aad waxaan siin doonnaa inshaa’allah Dumarka.
Wixii Macluumaada noogu soo dir:
Email: hogaamin@gmail.com ama Whatsapp: 252629999130
20/10/2019 ayee ku egtahay
Muqdisho hotel lafweyn

                       Alle ayaa Mahad leh. 

Hadaad awoodo U Share gareey asxaabtaada inshaa’allah

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...