Friday, November 22nd, 2019
again2

SAWIRO: Kulanka Beesha Maxamad Raaf Caddow oo maanta ka dhacay Muqdisho

Published on August 17, 2019 by   ·   No Comments

Kulanka oo ahaa kulan duco ah ay soo qabanqaabiyeen Dhalinyaradda iyo waxgaradka beesha Maxmad Raaf Caddow ayaa waxa uu manta ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.

Kulanka ay kasoo qeybgaleen, Culimaa’u-diin, waxqagarad , Aqoonyahaano iyo dhalinyada beesha oo isugu jira Rag iyo Dumar ayaa waxa uu ahaa mid si hees-sara ah loosoo agaasimahay ayadoona wxgaradkii kasoo qeyb-galay kulanka bogaadin ujeediyay dhalinyadii isku xilqaantay Hormarka Beeshooda oo uu Hormuudka u yahay Gudoomiyaha Dhalinyadda iyo Waxgaradka beesha Maxamad Raaf Caddow Mudane C/qaadir Xuseen Geedi.

Kulanka kadib ayaa waxaa laduubay Gudoomiye ku xigeyn dhalinyaro iyo waxgarad oo ay beeshu yeelato kaasi oo loo doortay Mudane Nuur Ibraahim Xasan Maxamad.

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...