Monday, October 14th, 2019
again2

1 DOWLAD IYO 2FARIIIN ISKA HOR IMAANEESA! KENYA OO WAREERTAY

Published on April 18, 2019 by   ·   No Comments

Madaxda Ugu Sareesa Madaxtooyada Dalka Kenya Ayaa Fariimo Kala Duwan La Wadagay Dadka Kenyanka ah,

Fariimahaan Ayaa Kala Ahaa Kuwa Isdiidaya,
Mar Sii Horeesay Maanta Waaxda Isgaarsiinta Kenya Ayaa BaahiSAY Warbiixn Sheegeesa in Laga Xirayo Sim card-yada Dadka aan Iska Diiwaan Galin Huduma Number.

Balse Fariin Taas Ka Badalan Waxaa Bartiisa Twiter-ka Soo Dhigay Madaxa Shaqaalaha Madaxtooyada Kenya, Tasoo Eheed.

Tasoo Lagu Micneeyay in eesan Saameyn Doonin Dadka hada Heesta Madama Sim Card-yada Qaar Ku Diiwaan Gishanyihiin Aqoonsiyo Dadkoodi Dhintay.

“Qofki aan iska Diiwaan Galin Huduma Number Waxuusan Qadan Karin Sim Card Cusub,”

Reer Kenya Ayaa Hadal Haya Madaxtooyo 2Fariin kasoo Baxday Tasoo Noqoneesa iska War Qab la’aan.

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...