Monday, October 14th, 2019
again2

Shamso Araweelo: “Ciidamada sidaan haloo dhaamo”

Published on March 21, 2019 by   ·   No Comments


Xilli ay ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ay soo baneeyeen guud ahaan difaacadii ay kaga jireyn Goboladda Shabeeladda dhexe iyo Sh/hoose ayaa waxaa arintaani ka hadashay Shamsa Araweeelo Sheegow oo kamid ah dumarka nool dalka dibadiisa iyadoona tilmaamtay in aysan habooneen in ciidanka mushaar la’aan darteed ay uga soo baxaan furimaha dagaalka.

Shamsa ayaa tiri: “Ciidanka in saas loo galo ma aha, waa inay helaan Mushaarkooda waana wax laga xumaado”.

Arintaani ayaa waxa ay imaaneysaa xilli Ra’isul-wasaaha dalka Xasan Cali Kheyre uu sheegay in aysan jirin ciidan aanan qaadan mushaar taasi oo keentay in ciidamado ay hadalkaasi ka qaadaan gadood islamarkaana ay soo baneeyaa goobihii ay kaga jireyn difaaca.

Hadaba ciidamadaani gadoodsan ee soo baneeyay labada shabeelle ayaa waxa ay ka cabanayaan aysan helin mushaarkooda mudo 4-bil ah iyadoona iminka xaalku yahay mid cakiran.

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...