Monday, November 18th, 2019
again2

Xildhibaanad KENYAN ah oo sharafa kaqaaday Sarkaal Soomaali ah oo katirsan…

Published on March 18, 2019 by   ·   No Comments

Xildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka dalka Kenya ayaa waxa sharafta ka riday Sarkaal ka tirsan Booliska dalka Kenya kaasi oo Asal ahaan ah Soomaali.

Xilbinadaan oo lagu Magacaabo Waruguru ayaa si xun ula dhaqantay Salkaankaan Soomaaliga ah ee lagu Magaaco Cali Cabdi waxeyna muujisay bahdilaad weyn iyo cunsuriyanimo ayadoo ku qeylinaysa Sarkaalka Booliska ah kaas oo isna u muujiyay adeecid.

“Meeshaan maahan magaalada Kismaayo, bax oo soo xir-xir Al-Shabaab iyo tuugada, kana fogow dadka ganacsanaya” ayey ahaayeen hadaladii laga soo qabtay gabadha keenyaatiga ah ee qabsatay baraha bulshada.

iyada oo la hadleysa sarkaalka Booliska ah oo lagu magacaabo Cabdi Cali.

Sheekadu waxey gaartay meel sare maadaama Martha Karua oo ah hogaamiyaha xisbiga ay ka tirsan tahay haweeneydaan ee lagu magacaabo [Narc Kenya party] uu aad u cambaareeyay falka ay sameysay xildhibaanadda.

Sida gadaal laga soo wariyay, xildhibaanadda waa laga sii daayay xabsiga kadib markii la damiintay, balse dib ayey booliska ugu yeeri karaan hadii loo baahdo si wax looga weydiiyo kiiska.

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...