Thursday, August 22nd, 2019
again2

XOG: Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo wado isku day cusub iyo Qorsho uu…

Published on March 14, 2019 by   ·   No Comments

salaad c j

Siyaasi Salaad Cali Jeelle oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Midnimada iyo Demuqraadiyaha Soomaaliyeed ayaa waxa uu wadaa Qorsho aad loola dhacay kaasi oo dan u ah qofkasto oo Soomaali ah.

Xisiga Salaad Cali Jelle ayaa waxa uu aad ugu mashquulsanyahay sidii looga gudbi lahaa Qabiil looguna Gudbi lahaa in la helo wadaniyad iyo in la gaaro doorasho cod iyo qof ah.

Siyaasiga ayaa waxa uu umada Soomaaliyeed ugu baaqay in fursad la siiyo Dowladda hada jirto si loogaaro hormarka ay hiigsaneyso asagoona ka codsaday in Muwaadiniinta Soomaaliyeed in ay ka taageeraan sidii uu xisbigiisa uga dhabeyn lahaa ka gudbidda Qabiil taasi oo uu ku tilmaamay mid dani ugu jirto Muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Hadaba isku daygaan uu wado Siyaasi Salaad Cali Jeelle ayaa waxa uu noqonayaa mid ku dayasho iyo Taageerid mudan maadaama dhibaatada ugu badan ee hada Soomaaliya ka jirto ay tahay dhibaato Qabiil.

Xigasho Xifiiska warbaahinta Xisbiga

Cabdullahi dayax

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...