Monday, December 16th, 2019
again2

Xaflada Caleema saarka madaxweynha konfur galbed oo ka socto baydhabo

Published on January 16, 2019 by   ·   No Comments

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya  Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi Ballaaran oo uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Baydhabo ayaa hada ka qeybgalaya Caleema saarka Madaxweyaha Maamulka K/Galbeed Cabdi Casiis Lafta Gareen.

Masuuliyiinta ku sugan goobta ay ka dhacayso xaflada caleema saarka ayaa waxaa ay halkaasi ka jeedinayaan hadal jeedintooda oo inta badan u badan adkeyn amaanka iyo dowlad wanaaga.

Amaanka magaalada Baydhabo ayaa aad loo adkeeyay, iyadoona wadooyinka lagu arkayo ciidamo aad u fara badan oo ka tirsan Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM

 

 

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...