Monday, October 14th, 2019
again2

Wasiir Oomaar oo Noqday Wasiirka ugu shaqada badan Xukuumadda …

Published on December 22, 2018 by   ·   No Comments

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Maxamad Cabdullahi Salaad (Oomaar) ayaa waxa uu noqonayaa Wasiirka ugu shaqada Badan Xukuumadda hada jirta Ee Ra’isulwasaare Kheyre.

Wasiir Oomaar ayaa tan iyo markii uu xilkaasi la wareegay wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada gaarsiiye hormarro kala duwan sida: SOO CELINTA HAWADA SOOMAALIYA.

oomaar

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...