Tuesday, August 20th, 2019
again2

XIDIGAHA GEESKA OO NAIROBI LAGU SOO DHAWEEYAY SHOWNA KU QABAN DOONA. Tayo Video Production.

Published on August 24, 2018 by   ·   No Comments

Garoonka Diyaaradaha Magalada Kenya Waxaa Lagu Soo Dhaweyay Mid Kamid ah Fanaaniinta Xidigaha Geeska ooka yimid Hargeysa, islamarkaasna Show ku Qaban Doona Magalada Nairobi, Abdirisaaq Anshax Ayaa marki ugu horeesay imaanaya Dalka Kenya isagoo Show kuqabanaya.

Waxaa Aad Loo Soo Dhaweeyay Fanaanka waxaana garoonka uga Hortagay Wafti Balaaran Uu Hogaaminayo Iidle yare, Qali Ladan, England Salax iyo Abwaan Dhaga jilic. Daawo Muuqaalka.

 

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...