Thursday, August 22nd, 2019
again2

Diyaar-garowga Maalinta Ciida oo si aad ah looga dareemayo Magaaladda…

Published on August 20, 2018 by   ·   No Comments

Waxaa maanta si aad ah Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya looga dareemayaa Diyaar-garowga Maalinta Ciid-weyneeda (Ciidul-Adxaa) ayadoo ay maalintaasi naga xigto Saacado oo kaliya.

Maalinta birita ah oo isniina ayaa waxaa la isku diyaarinayaa inay ay Xujeeda sanadkaana ay iskugu yimaadaan Banka Carafo waxaana sidoo kale Umada Muslimiinta ah oo aysan u suuragilin inay Xajka Gutaan ay yihiin kuwa Sooman maadaama Soonka Maalinta 9-aad uu yahay mid Ajir Gooni ah wata:

Hadaba Suuqyadda Muqdisho ayaa ah kuwa si aad ah wax looga gadanayo oo mashquulkooda badanyahay waxaana la arkayaa Waalid iyo caruur loo iibinayo Dharka Ciida.

Cabdullahi dayax

Jaalenews and TV

Mogadishu-Somalia

ciida

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...