Tuesday, August 20th, 2019
again2

DEG DEG: Ciidamada Xoogga Dalka oo hada la wareegay Magaaladda…

Published on August 19, 2018 by   ·   No Comments

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa iminka  la wareegay Magaalada Marko ee gobalka Shabeelaha Hoose sida uu shabakadda Jaalenews u xaqijiyay Abaanduulihii hore ee ciidanka Xoogga dalka.

Xaaladda Magaaladda ayaa iminka ah mid degan ayadoo ay iraan cabsiyo ay dadku qabaan.

Warkaan iyo wixii kusoo kordho la soco Shabakadda Jaalenews.com Inshaa’allah

deg-deg

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...