Thursday, August 22nd, 2019
again2

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo xil u Magacaabay….

Published on August 18, 2018 by   ·   No Comments

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh ayaa xil u magacaabay Taliye Ku xigeynkii hore ee Hey’ada Nabad Sugidda Qaranka ee NISA .

C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo hore u ahaa Taliye ku xigeynkii NISA oo mar dhaw xilkaasi laga qaaday ayaa maanta waxaa loo magacaabay la taliye sare oo xafiiska guddoomiyaha Baarlamaanka ah.

C.qaadir Maxamed Nuur (Jaamac)

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...