Tuesday, August 20th, 2019
again2

Dugsiga Al-Racad oo ku guuleystay Tartan Aqooneydkii Dugsiyadda ee ka socday ….

Published on June 13, 2018 by   ·   No Comments

Dugsiga hoose Dhexe iyo Sare ee Al-Racad ayaa maanta ku guuleystay Tartan-Aqooneydkii kasocday Radio-Wadaag ee Magaaladda Muqdisho.

Tartankaani oo ahaa mid ay ku tartamayeen Iskuuladda Ku yaalo Gobolka banaadir islamarkaana ay Qabaneysay Radio-Wadaag ayaa waxaa maanta Finalka isku arkay Iskuuladda: Al-Racad iyo Al-kowkab.

Gabagabadda Tartanka ayee Guusha Raacday Iskuulka Al-Racad waxayna labada iskuul kala keensadeyn:

Al-Racad =6
Al-kowkab =4

al3 alr alr1

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...