Thursday, August 22nd, 2019
again2

Duqeyn Xoogan Oo Ka Dhacday Gobolka Sh/Hoose

Published on May 23, 2018 by   ·   No Comments

Wararka ka imaanaya Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in xalay ciidamada AMISOM iyo diyaarad dagaal ay duqeyn xoogann ka fuliyeen deegaanka carbiska ee gobolkaasi.

Ciidamada AMISOM oo fariisin ku leh agagaarka Buundada Carbiska ayaa la sheegay in tiro hoobiyeyaal ah ay ku garaaceen xaafado hoosyimaada deegaankaasi.

Sidoo kale diyaarad dagaal oo aan la ogeyn halka laga leeyahay ayaa xalay saqdii dhexe duqeyn ku garaacday deegaankaasi.

Ilaa iyo hadda ma cada khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay duqeyntaasi oo lala beegsaday xaafado loo maleynayo inay ku sugnaayeen Alshabaab.

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...