Tuesday, August 20th, 2019
again2

culumada somaliyeed Oo Ka Digay qatarta kooxda shiicada ee Somalia Ku Fideeso .iyo jawaab la siiyay nin caayay asxaabada.

Published on April 17, 2018 by   ·   No Comments

Muda la gajoogo bil ayaa nin somali ah kuna sugnaa magaalada nairobi ee caasimada dalka kenya gaar ahaan xaafada islii ee somalidu dagto ku aflagaadeeyay khaliifki  umada musliminta sayid abuubakar sadiiq, isagoo ku sheegay sayidka inuu ahaa nin laga roone ahaa, iyadoo la ogaaday in ninkaaasi uu ahaa soomali shiica ah . culumada reer nairobi ayaana horay uga digay qatar ta shicada iyagoo shirar nuucaan o kale ah na ku qabtay magaalada nairobi ,kana digay afkaarta shiicada.

shir daba socday shirarkii nairobi ayaa lagu qabtay maagalada dhacda xaga gobol xeebeydka dalka kenya ee loo yaqaano Makina Road , xarun lagu daraaseeyo culuunta diinta islamka saldhig u ah culumada duruqu sufiyah ama Ahlusunah waljamaca.  Bayaan Ka soo baxay shirkaaas ayaa looga digay umada somaliyeedafkaarta sii faafeysa ee mabda a shicada.

WAA MAXAY SHIICO MAXAYSI AAMINSANYIHIIN.

Afkkaarta   Shiicada oo aasaasantay Qarnigii 1aad ee Hijriga, qaarkoodana kamid ahaa markii hore Muslimiintii faraha badnayd ee  taageertay  Dawladdii (Al-Sayid Cali Bin Abiidaalib RC) ee sharciga aheyd.
balse markii danbbe iyagu gooni isku abaabulay si gaar ahna usheegtay hawshii ummada ka dhaxaysay lana baxay magaca:Taageerayaasha (Al-Sayid Cali Bin Abiidaalib –رضي الله عنه وارضاه- iyo Aalkiisa.)dhib fara badanna sabab ugu noqday Ahlu baydkii (Nabiga عليه الصلاة والسلام)ee ahaa Faracii (Al-Sayid Cali Bin Abiidaalib  – رضي الله عنه وارضاه – ee ay sheeganayeen u hiilintooda.
waxay sheegtaan Kooxdaani iney raadinayaan  xaqii Ahlu-baydka ooay muslimiintu  dhumiyeen.
Waxaa lagu eedeeyaa inuu dhagax dhigay Shiicadaan ninka layiraahdo (عبد الله بن سبأ C/llaahi Ibnu Saba’.) oo ahaa nin yuhuud ahaa, kana soo jeeday Dalka (Yaman) iskuna qarinayay magaca Islaamka, markii danbana  dhinac ujiitay Kooxdaan. inkasta oo iyagu si adag u diidaan arintaas.
Dawladda ugu wayn ee ay kuleeyihiin caalamka kooxdaasi waa  Dawladda (Iiraan)

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...