Tuesday, August 20th, 2019
again2

Arsenal Oo Feer Iyo Faralaab Kaga Adkaatay Southampton Xilli Uu Danny Welbeck Laba Mar Shabaqa Soo Taabtay

Published on April 8, 2018 by   ·   No Comments

Kooxda Arsenal oo Dhabaha  guusha saartay iyada oo guul muhiim ah ka gaartay Southampton oo ay uga badiyeen 3-2. Iyagoo feer iyo faralaab ka dhacday ciaarta,

Saints ayaa goolka ku hormartay kaddib markii uu Shane Long u dhiibay hoggaanka cayaarta bilowgii kulanka.

Aubameyang iyo Welbeck ayaa u badalay kahor inta uusan bareejeen Austin, laakiin Dany Welbeck ayaa markale shaqa soo taabtay oo saddexda dhibcood faraqa ugu shubay Gunners.

 

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...