Thursday, August 22nd, 2019
again2

Fanaannaddii weyneyd ee Hobalada Waabari Sahra Axmed Jaamac oo ku geeriyootay Hargeysa

Published on April 4, 2018 by   ·   No Comments

j'

Waxaa Allaha U naxariistee goor dhow geeriyootay Fanaanadii Sahra Axmed Jaamac oo maalmihii dambe ku xanuun saneyd magaalada Hargeysa ee xarunta Soomaaliland.

Sahra Axmed Jaamac ayaa ku geeriyootay Isbitaal maalmihii dambe lagu daweynayay oo ay jiiftay oo ku yaala magaalada Hargeysa.

Ehelada Marxuumada ayaa warbaahinta u xaqiijiyay geerida Fanaanada Sahra Axmed Jaamac.

Sahro Axmed Jaamac ayaa la sheegay in ay fanka ku soo biirtay 1969 xiligaas oo da`adeeda ay ku sheegtay 13 sano jiro.

Allha u naxariisteen maanta ayeey ku geeriyootay magaalada Hargeysa ee Soomaaliland halkaasi oo lagu wado in lagu aaso.

 

Sahro ahmed  oo ka mid ahayd fanaaniintii ugu caansanaa hoobalada waaberi ayaa saaka ku geeriyootay magaalada Hargaysa…HARKIYO LABADIISA GALIN HABEENKU WAY ISRIIXAYAAN,ADUUNA HOWLI KAMA DHAMAATO ,INTAAD HIIGSO LEEDAHAY, OHEEY MOOWDKUNA KU HAREER SOCDAA ,HEDUNA MOOYI GOORAY NOQON…..Ilaah ha u naxariisto.

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...