Tuesday, August 20th, 2019
again2

Dagaalka Qolka Labiska Ee Belrine iyo Ozil maxa kala heesta?

Published on April 2, 2018 by   ·   No Comments

Mesut Ozil ayaa ka carooday Hector Bellerin kaas oo aan xilli hore baaska soo gaarsiin,  waxeyna keentay inuu kubadda ku simo isagoo ku jira garab dhaafka, waxey u muuqatay sida lagu baahiyay baraha bulshada in Ozil uu yiri: “Waad hadal badan tahay ee sug intaan qolka labiska ka galeyno”

“Mesut Ozil wuxuu u sheegay Bellerin inuu ku arki doono qolka labiska” ayuu soo qoray shaqsi ku isticmaala Twitter-ka SNM

“Mesut Ozil wuxuu isha ku hayaa inuu qolka labiska kula dagaalo Bellerin: “Waad hadal badan tahay, sug ilaa gudaha” ayuu soo qoray Zane Banton.

Durba wax Yar Un Kadib Bellerin  Ayaa Bartiisa Twiter Ka so Dhigay

Asago Indhaha Taagaya leh marka Uu Qolka Labiska Soo Galo Ozil. Isaoo Mujinaya Caradii kadhalatay Ciyaarta ugu danbeyna Hadal Kiisa Ku Soo Ganaanuday ”Waan Ku jeclahay Mesut”.

Ozil Ayaa Isna Ugu jawabay Hector ” labadeenaba Waan Oganahay Inaadan Indha Lahayn Oo Timahaaga Qurxoon Ee Qolka labiska waankugu ciyaaraya ,sido kale wankujeclahay.” ozil aya rabay inu wax kashego timaha belrine balse ka gaabsaday 

jaamaahiirta arsenal aya mar walba ka dalbada in hector uu iska jaro timaha . 

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...