Tuesday, August 20th, 2019
again2

Somali Plate, Waa Qaaradda Cusub Ay Ku Bahoobi-doonaan Dalal Ay Ku Jirto Soomaaliya Oo Afrika Ka Go’aya

Published on March 30, 2018 by   ·   No Comments

Dilaaca dhulka oo sababi doono in Dalalka Soomaaliya, qeybo kamid ah dalka  Kenya, qeybka mid ah dalka Ethiopia iyo sido kale qeyb kamid ah Tanzania ayaa la filayaa in ay ka go’aan qaaradda Afrika inteeda kale si ay u noqdaan qaarad cusub oo la magac bixi-doonta “Somali Plate “,laakin waa  50 milyan sano kadib, Balse waxaa hada bilowday raadad kii dilaaca dhulka kaaso kala gooyay magaalooyin ka mid ah dalka Kenya. Waana bilowgii qaarada cusub ee Africa  sidaasi waxaa sheegay dad ku taqasusay cilmiga geology-ga. {dhulka}

Arrintan ayaa lagu ogaaday kadib dhaq-dhaqaaq dhulka ah oo ka dhacay Narok County, ee koonfurta Kenya.

Halkaas oo jidkii intuu dilaac galay labo noqday, dherarka dilaaca waxaa lagu qiyaasay 50 Mitir halka balacana uu noqday 20 Mitir.

Khubaro ku taqasusay Geologyga  oo goobta booqday waxa ay sheegayaan in waadigan oo qeyb ka yahay waadiyaal badan oo dilaac galay dhanka Great Rift Valley, kuwaas oo tixan geeska Afrika illaa Mozambique.

Sida uu sheegayo, Geologist David Adeded dhaq-dhaaqan ayaa in muddo ahba ka jiray halkaasi, waxaana sidoo kale burkaano densan, dhaq-dhaqaaqa waxaa uu ka sameeyay Suswa, oo dhowr KM u jirta buurta

Halkan Ka Aqriso Warbixinta Oo Afqalaad ah

Africa is going to split into two” Geologic Clues to Somali Plate –

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...