Thursday, August 22nd, 2019
again2

Maxa sababay Alexis Sanchez in Gooni Wax u Cuno Oo Fasiraad Ka Farxin Doonta Taageerayaasha Manchester United Laga Bixiyey,

Published on March 25, 2018 by   ·   No Comments

The real reason Alexis Sanchez eats alone at Manchester United following Arsenal move

Alexis Sanchez Oo dhawaan shegay ka tegitaankiisi arsenal Uu ka waalacay ama Aysan Xaalku noqon sida u moodaayay ,

sanches   Ayaa Lagu arka dabeecad Gooni ah isagoo Aalaba aanso xadirin Miiska cuntada  Ee nadigiisa , waxaa ma arinkaas sabab looga dhigay  juhdi badan Oo uu Galiyo tababaro dheeraad ah si uu qaab ciyaareedkiisa kooxda u dhiso, waa sida la sheegay.

Laacibka u dhashay Chile bandhig wanaagsan oo loo riyaaqo la imaan Old Trafford tan iyo  markii uu bishii January Heshiis  kala  bedalasho ah kuyimid man united  Halka Henrikh Mkhitaryan Uu aaday Arsenal.

29 jirka waxaa laga reebay safkii United ee dhawaan rubuc dhammaadka ku reebtay Brightom FA Cup-ka.

Warar ayaa sheegay in Sanchez uusan farxad ku haysan Old Traffoord isaga oo dareemay in la go’doomiyey waxa ayna dhalisay in uu gooni wax cuno.

Hase ahaatee, sharraaxad cusub ayaa hadda laga bixiyey sababta keentay in uu gooni Sanchez wax u cuno waana mid ka farxin doonta taageereyaasha Manchester United.

Sidan ayuu  ilow wareed ku dhaw United u sheegay Daily Star: “Waxaa jira fasiraad ah sababta uu Sanchez kaligiis wax ugu cuno Carringon.

“Waxa uu si joogta ah 30 daqiiqo oo dheeri ah u sameeyaa tababaro sida bulusyoono iyo laadad kaddib marka uu dhammaado tababarka guud.”

Alexis Sanchez gool qura ayuu United u dhaliyey 10 kulan oo uu u saftay ilaa iyo markii uu Arsenal kaga soo biiray.

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...