Thursday, August 22nd, 2019
again2

Daawo Sawiro: Swedan Nin Loo Maxkamad Loo Saaray Sawir Naag Udiray.

Published on February 20, 2018 by   ·   No Comments

Jariidada thelocalsweden ee ka soo baxda dalka Sweden ayaa qortay dhacdo yaab leh oo aheyd haweeney ka tirsan Baarlamaanka Sweden oo boggeeda facenook loogu diray sawir xubinta Taranka ragga ah.

Booliska oo soo qabtay Ninkii iska lahaa sawirkan ayaa qirtay inuu yahay qofka iska leh sawirkaasi hase yeeshee waxaa uu meesha ka saaray inuu u diray haweeneydaasi ka tirsan baarlamanka.

Maxkamada ku taalla Nyköping oo dacwada dhageysatay ayaanan ku qancin ninkaasi waxa uu la yimid waxayna ku heshay inuu geystay weerar anshax xumo ah.

Maxkamada ayaa ku xukuntay inuu iibsado xabsi 80 maalin oo ganaax ah isla markaana uu bixiyo lacag magdhow ah oo gaareysa 5,000 kronor taasoo la siinayo haweeneyda ka tirsan baarlamaanka ee uu ku xad gudbay.

Sheekadan ayaa noqotay mid si weyn looga hadal hayo dalka Sweden, waxayna dadku isweydiinayaan sababta ninkaas ku kaliftay inuu sawirka xubintiisa taranka u diro xildhibaanad Qaran.

TxqW1YA

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...