Thursday, August 22nd, 2019
again2

XOG: Yuusuf Tooxow oo kaalin ka qaatay Shaqada Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada…

Published on January 2, 2018 by   ·   No Comments

y t

Yuusuf Tooxow oo ah masuul katirsan Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa waxa uu kamid yahay Shaqsiyaadka sanadkii tagay ee 2017 ugu shaqada badnaa wasaaradaasi.

Mudane Tooxow ayaa waxa uu si joogta ah u isticmaali jiray Social Media-yaha asagoona shaqooyinka ka socdo wasaarada iyo Hormarrada ay hiigsaneyso wasaarada la wadaaji jiray Bulsha-weynta Soomaaliyeed ee ku xeram Aaladaha Social Media-yaha loo isticmaalo.

Sidoo kale Mudane Yuusuf Tooxow ayaa xiriir dhaw la lahaa Warbaahinta asagoona macluud la xiriira Hormarka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada la wadaagi jiray.

Mudane Tooxow ayaa lagu tiriyaa Shaqsiyaadka aadka saaxiibka u yihiin Wasiir Maxamad Cabdullaahi Salaad (Oomaar) oo ah wasiirka Wasaaradaasi.

Hadaba Sanadkii tagay ee 2017 ayaa waxqabadka ugu badan ee Wasaaradaha waxaa qaatay Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista hawada taasi oo dadaal badan kadib u suuragashay inay dib usoo celiso Maamulida hawada Soomaaliya.

 

by: Cabdullahi dayax

 

Sawirada:

yty

h

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...