Tuesday, August 20th, 2019
again2

Maamulka Deanie Academy oo ka warbixiyay waxbarashada iskuulka

Published on November 28, 2017 by   ·   No Comments

other one

Maamulaha Deanie Academy Mudane Nurudiin Abdi-Rashiid Axmed ayaa waxa uu maanta ka warbixiyay waxbarashada uu bixiyo iskuulkooda.

 

Deanie Academy ayaa ah iskuul u shaqeenayo si casri oo aan horay wadanka loogu arag iyadoona ay ka howl-gallaan macalimiin ka yimid dalka dibadiisa si fiicanna u yaqaano luqada English-ka.

 

iskuulka ayaa waxa uu bixiyaa maadooyin badan iyadoona maadada laf-dhabarta u ah Deanie Academy ay tahay Luqada English-ka oo ay dhigayaan macalimiin Khibrad leh.

 

Maamule Nurudiin Abdirashiid Axmad (Engineer Diini) ayaa yiri: “Deanie Academy waa iskuul u shaqeenayo sida iskuulada caalamiga ah , waxaana ardayda wax ku bareynaa qalab casri ah oo Maqal iyo Muuqaal ah islamarkaana ardayga uu ku qanci karo, waxaan sidoo kale u diyaarinay ardayda waxbarasho aad u tayo badan si gooni ah iskuulkeena waxa uu ku xoogan yahay English – ka waxaana ardayda la barayaa Luqada saxda ah si fudud iyo mudo gaaban.”

 

Hoos ka aqriso  maadooyinka iskuulka bixiyo:

uguna hagaag isgooska Siinaay -Degmada Boondheere ee Gobolka banaadir ama wac 0616022388

 

By Cabdullahi dayax

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...