Thursday, August 22nd, 2019
again2

Third Mogadishu Book Fair opens in the capital, Wednesday. #Somalia

Published on September 13, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa si toos ah weli u socda maalinta koowaad bandhigga carwada buugaagta Muqdisho #MBF2017, qorayaal si weyn looga yaqaano gayiga Soomaaliya ayaa goobta ku sugan, waxaa laga sheekaynayaa ahmiyada afka iyo qoraalkiisa. Dadka soo booqday buugaagta waxaa ka mid ah Wakiilka xoghayaha QM ee Soomaaliya.

Bacdal qado waxaa la wada booqanayaa goobta buugaagta lagu soo bandhigay.

Afku waa weel lagu keydiyo hidaha iyo dhaqankeenna.

Sawiradda MBF2017 Cali Ducale

 

Image may contain: 14 people, people sitting, crowd and indoor

Image may contain: 7 people, people sittingImage may contain: 12 people, people sitting, crowd and indoorImage may contain: 1 person, sitting

 

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...