Tuesday, August 20th, 2019
again2

Dawo: Dibadbax lagu Taageerayo Waxqabadka Dawlada Soomaaliya ayaa Maanta ka Dhacay Magalada Muqdisho,

Published on September 13, 2017 by   ·   No Comments

Dawo: Dibadbax lagu taageerayo Waxqabadka Dawlada Soomaaliya ayaa Maanta ka Dhacay Magalada Muqdisho Muqdisho .
Dadka banaan baxa dhigaya ayaa socod ku maraya Laamiga Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho, waxaana dibad baxayaasha wataan boorar ay ku qoran yihiin ereyo ay ku taageerayaan Xukuumada Soomaaliya.

Banaan baxayaasha oo Socod ku maray qeybo kamid ah Wadooyinka magaalada Muqdisho gaar ahaan Laamiga Maka Al Mukarama waxa ay sidoo kale socod ku marayeen xaafadaha qaar si ay u muujiyaan taageerada ay u hayaan Xukuumada.

Dad is xilqaamay oo taageersan Xukuumada ayaa soo abaabulay banaan baxan lagu taageerayo Xukuumada Kheyre, waxaana dadka gaadiid loga soo qaadayay Degmooyinka gobolka si ay u muujiyaan taageerada ay Xukuumada u hayaan.

Amaanka Laamiga Maka Al Mukarama gaar ahaan halka ay banaan baxyadu ka socdaan ayaa la adkeeyay, waxaana la xiray Qaar kamid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho si loo adkeeyo amaanka .

na3432na3

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...