Tuesday, August 20th, 2019
again2

Kim Kardashian Iyo Kenya Oo Haweeney Kireysteen U Dhalayso Ilmihii 3-Aad: SAWIRRO

Published on September 7, 2017 by   ·   No Comments

Kim Kardashian Iyo Kenya Oo Haweeney Kireysteen U Dhalayso Ilmihii 3-Aad: SAWIRRO


Qoys Ka Reer Mareykan Kim Kardashian iyo Kanye West ayaa sugaya cunugooda saddexaad kaas oo ay dhaleyso haweeney ay caloosheeda kireysteen maadaama Kim ay culeys ku noqotay in ay iyadu dhasho cunug eysana xamili karin fool iyo dhibaato Danbe .

Iyadoo Dhawan Ay Kim Isku dul qaawisay geedkorki si ay ugu dabaal dagto cunugeda sedexad, aya si aada loogu dhaleeceeye Baraha Bulshada.

 

Warkan ayaa waxaa baahiyay jaraa`idka afka dheer ee lagu magacaabo TMZ, waxaana uu sheegay in ay baxsheen lacag dhan 45.000 oo dollar.

Haweeneyda sida cunuga lamaanahan ayaa waxaa lagu wargeliyay in eysan istocmaali karin wax daroogo ah, sigaar cabi karin, khamrina aysan cabi karin xilliga ay uurka siddo.

Horay ayay Kim Kardashian uga hadashay in ay jeclaan laheyd in ay cunug saddexaad dhasho laakiin ey necebtahay dhibka laga marayo maadaama labadii hore ey rafaad kala kulantay.

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...