Tuesday, August 20th, 2019
again2

Dowlada Oo Mowqif Ka Qaadatay Khilaafki Hir-Shabeele +Cosoble Oo Dhulka Lagu Jiiday.

Published on August 20, 2017 by   ·   No Comments
Dowlada Soomaaliya ayaa mowqif cad ka qaadatay khilaafka siyaasadeed ee mudooyinkan ka dhex aloosnaa maamulka Hirshabelle.
Qoraal ay soo saartay dowlada ayaa lagu taageeray go’aankii baarlamanka maamulka Hirshabelle uu kalsoonida kala laabtay madaxweynihii hore ee maamulkaas Cali C/llaahi Cosoble.
Warkan ayaa ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha waxaana ku saxiixnaa wasiirka wasaaradaas Cabdi Faarax Juxa oo hogaaminayey wafdi xaqiiqo raadin ah oo dowladu u dirtay dhowaan magaalada Jowhar sidatan ayuuna u qornaa Mowqifka dowlada
By:Abuukargaab.

hirshabeele

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...