Tuesday, August 20th, 2019
again2

Musiibo Xanuun Badan: Culumo Lagu Xasuuqay Magalada Jilib Diyaarad Duqeesay Mowlac+Dhimasho 15qof iyo……….

Published on August 17, 2017 by   ·   No Comments

Wararka Ka imaanaya Gobolka Jubada dhexe ayaaa sheegay Xasuuq Ba’an oo eegeesteen Diyaarado aan weli heeybtooda lasheegin Magaalada Baladu amiin oo 20klm ujirta Magalada Jilib.
Diyaaradahan ayaa Duqeeyay Xarun Diinta islaamka lagu Barto oo ee Lahayeen Culumada Dariiqada Ahlusuna Waljamaca WAxaana Duqeyntaasi Kudhintay Sheekhi Lahaa Xarunta Sh. Maxamed Sh Axmed yare iyo Qoyskiisa ilaa 7qof inta la xaqiijiyay 7bada qof eela sheegay waa sheekha Xaaskiisa iyo caruurtiisa, waloow aanan la xaqiijin karin tirada dhaawaca
wararka qaar waxee sheegayaan in dhimashada gaareeso ilaa 15 Ruux oo eeku jiraan Xerta sheekha,
Xariiryo aan sameeya waxaa iisuura gashay inaa helo Maama Bolo oo uu Sheekha Adeer uyahay islma markaasna iga warbixisay Musiibada Familka sheekha kudhacday
Duqeyntaas inaan la eg qasaaraha Dhimashada Ayeesan Weli Kahadlin Maamulka Gobolkaas iyo Dowlada Somalia, Sanadki hore ayee eheed Duqeeymm noocaan oo kale ah ee geesteen Diyaaradaha Kenya oo lagu Xasuuqay Dad Shacab ah.

DAAWO MUUQAALKA:

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...