Thursday, August 22nd, 2019
again2

DAAWO: Aqoonyahaan Guuleyd Wiliq oo Runta Usheegay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Taabit …

Published on August 9, 2017 by   ·   No Comments

wiliq

Aqoonyahaan Guuleyd Wiliq oo kamid ah Aqoonyahaanada ku nool dalka Mareykanka ayaa waxa ka hadlay hadal dhawaan kasoo yeeray Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo ahaa in Magaalada ay nadiifiyeen qofkii la arko asagoo qashin ku shubaayana lamidyahay Al-shabaab.

Aqoonyahaan Guuleyd Wiliq ayaa wax Cajiib ah ku tilmaamay in Gudoomiye Taabit Cabdi Maxamad uu sheegto inuu Magaalada Nafiidiyay, asagoonta Tilmaamay in dadka Kunool magaalada Muqdisho ay yihiin dadka ugu badan ee bixiya Canshuurta Guryaha, Baabuurka iyo…

Kala Xiriir Aqoonyahaan Cuuleyd Wiliq: https://twitter.com/GuledWiliq

DAAWO:

 

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...