Tuesday, August 20th, 2019
again2

SAWIRO: Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista hawada oo shir u furtay Wasaaradaha Maamul-goboleydyada dalka

Published on August 8, 2017 by   ·   No Comments

Waxaa Goor dhow ka furmay Hotel Jaziira ee Magaalada Muqdisho Shirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo Wasaaradaha Maamul Goboleedyada Dalka.

Shirkaani oo ay soo Qabanqaabisay Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa waxa uu ujeedkiisa ahaa sidii ay uwada shaqeyn lahaanyeen Wasaaradaha Maamul-goboleydyada dalka ee u qaabilsan Hawada iyo Dowladda dhexe ee Soomaaliya si loo gaaro hormarka ay hiigsaneyso Dowlada Soomaaliya.

Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada mudane Madaxmad Cabdullahi Salaad (Oomaar) oo shirka Furay ayaa ku amaanay wasaaradaha Maamul-goboleydyada dalka dadaalka ay muujiyeen iyo sida ay ugu diyaarsanyihiin Horumarinta Duulista Hawada Soomaaliya.

Dhanka kale waxaa shirka Goobjoog ahaa Ra’isul-wasaraha Jamhuuriya Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo Xubno katirsan Baarlamaanka Soomaaliya

Hadaba waxaa dadaal xoogan ugu jira soo celinta maamulka Hawada Soomaaliya iyo Sumcadii wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Wasiir Oomaar oo kaashanayo Aqoonyahaada ku xeel dheer arimaha Duulista Hawada iyo Wasiirada Maamul-goboleydyada dalka.

wasiir

d1

kkkk

kheyrre okk

df g143 gr3 saw1

Wixii kusoo kordho Shirkaan waa idinla socod siin doonnaa Inshaa’allah……

Xigasho: Yuusuf M. Toooxow

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...