Tuesday, August 20th, 2019
again2

Ra’isul-wasaare Kheyre oo kaqeybgalay Shirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada u…

Published on August 8, 2017 by   ·   No Comments

kulan

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta ka qayb Galay Shirkii Wasaaradaha Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Maamul Goboleedyada Dalka iyo Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dawlada Federaalka ee Soomaaliya uga Furmay Hotel Jaziira ee Magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Kheyre Ayaa Amaan iyo Bogaadin u soo jeediyey Wasiirka Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dawlada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Salaad (Oomaar) oo Mudo kooban ku qabtay Hawl Baaxad leh iyo Horumarka Wasaaradiisa Wuxuuna si Qiiro leh uga hadlay Horumarka isdaba jooga ah ee uu ku tilaabsaday Wasiir oomaar.

Sidoo kale Waxuu ku Tilmaamay Shirkan mid Taariikhi ah oo Umada Soomaaliyeedna inay Dalka wada leedahay ka tarjumayao asagoona Bogaadin u jeediyey Madaxdii ka socotay Maamul goboleedyada Sida Puntland, JubbaLand, Galmudug, Hirshabeelle iyo K/Galbeed.

kheyrre

Xigasho: Yuusuf Tooxow

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...