Tuesday, August 20th, 2019
again2

XOG Muhiim kuu ah: Maxaa ka taqaanaa Afhayeenka Gobolka Banaadir CabdiFitaax Cumar Xalane?

Published on August 6, 2017 by   ·   No Comments

CabdiFitaax Cumar Xalane waa Afhayeenka Gobolka Banaadir Waa Shaqsi ushaqeeyo dalkiisa, dadkiisa iyo Diintiisa, waana Shaqsi ka adag shaqadiisa jecelna wax u qabashada dadka ay shaqadu kala dhaxeyso.

Mudane Xalane ma ahan qofkii ugu horeeyay ee Afhayeen ka noqda Gobolka Banaadir hase yeeshee qofkasta Taariikh gooni ah ayuu uga tagi doonaa Dalkiisa wali waa Afahayeenkii Gobolka.

Waxaan ku qireynaa Xogtaani in CabdiFitaax Cumar xalane uusan asagana na aqoonin balse anagu aanu nahay warbaahin ushaqeysa dadkeena diinteeda iyo dalkeeda islamarkaana ay waajib nagu tahay inaanu ku amaano dadka shaqada wacan u hayo Umadooda kuna dhiiragilino waxqabadkooda.

CabdiFItaax waxqabadkiisa iyo Taariikhdiisa halkaani kuma soo koobi karno waxaana inta aanu ka ognahay uu taageero Buuxdo siiyaa Saxafiyiinta ka howlgala Magaalada Muqdisho, waxaana jiro Saxafiyiin Farabadan oo dhibaato ku jiray islamarkaana garab ku siiyay Magaca ay wataan iyo waxqabadkooda.

Waxaa laga yaabaa dad badani in jaalenews umaleeyaa warbaahin dano gaar ah iyo xayeysiis wado hase yeeshee arintu sidaas wee ka duwantahay oo anaga waxa aan ku amaaneyno CabdiFitaax Xalane ayaa ah kaliya waxqabadkiisa iyo shaqada uu maanta u hayo dadkiisa iyo dadka ka shaqeeyo Warbaahinta.

Inshaa’allah hadii ay noo suuragashana waxaan la sameyn doonnaa Kulan iyo Wareysi kaasi oo idinkugu soo gudbin doonno Taariikhda iyo waxqabadka Afhayeenka Gobolka Banaadir.

Lasoco qeybaha kale ….

SAWIRO:

xalaneee

M XALANE

xalane guul

1x 2x 3x

xog m

xsx

 

WARBAAHINTA JAALE WAXAY SOO DHAWEENEYSAA QOF KASTO OO JECEL WAX U QABASHADA DADKIISA.

Fikirkiina waa inoo muhiim

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...