Thursday, August 22nd, 2019
again2

Wasiir Maxamad Oomaar oo la kulmay Gabadhii ugu horeesay ee noqta Duuliye Soomaaliyeed

Published on July 30, 2017 by   ·   No Comments

oomaarka

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Maxamed C/laahi Salaad (Oomaar) ayaa Xafiiskiisa ku soo dhoweeyay Duuliye Sare Asli Xasan Cabaade oo ah Gabadhii ugu horeysay oo pilot ka Noqota Dalkeena Hooyo.

Asli Xasan ayaa waxa ay tahay Gabar ku daysasho mudan waxuuna Wasiir Oomaar usoo dhaweeyay si kalgacal ay ku jirto islamarkaana u sameeyay Dhiiragilin shaqada ay u heyso Umada Soomaaliyeed.

Hadaba Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ayaa ku dadaalaya Horumarka iyo dib u soo Celinta Hawlihii Somali Airlines iyo Duulista Hawada wuxuuna kulamo joogto ah laqaadan doonnaa Khubaro Aqoon u leh Duulista Hawada Soomaaliyeed iyo Madaxdii Soomaaliyeed ee aqoonta u lahaa Howlaha Shaqo oo imanka u hayo dalkiisa, iyo dadkiisa.

Xigasho: Mas’uul ka tirsan Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Yuusuf Maxamuud Tooxow

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...