Tuesday, August 20th, 2019
again2

Wariirka Gaadiidka iyo duulista Hawada oo kulan la qaatay Madaxweyne Farmaajo iyo…

Published on July 30, 2017 by   ·   No Comments

wasiirks gaad

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane  Maxamed C/laahi Salaad (Oomaar) ayaa waxa uu manta kulan xasaasi ah la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamad Cabdullahi Maxamad (Farmaajo).

Kulanka uu Wasiir Oomaar la qaatay Madaxweynaha ayaa Wuxuu ku saabsanaa Sidii loo soo celin lahaa diyaaradii Somali Airlines Taasi oo qorshaheedu marayo meel fiican.

Mas’uul ka tirsan Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada Mudane Yuusuf Maxamuud Tooxow ayaan u xaqiijiyay Shabakadda Jaalenews.com kulankaan iyo ujeedkiisa.

Hadaba Soo celinta Diyaarada Somali Airlines ayaa waxa ay noqoneysaa mid Rajo fiican gilineysa Shacabka Soomaaliyeed waxaana halgan xoogan ugu jirta Wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada.

oomaar

 

 

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...