Tuesday, August 20th, 2019
again2

Deg Deg: Man United Oo La Wareegtay Lukaku Maal Aduun Dhan 75m

Published on July 6, 2017 by   ·   No Comments

Sida Ay Xaqiijiyeen Wakaaladaha Warar Ka Ee Bbc da Espn Ka LukaKu Waa Man Chester United Player ,

Man United Ayaa kula Waregtay Lukaku  £75 million  iyadoo dhawaan U xidigi Hore ee Red devils  Weyn rooney Uu isna Kadagan doono Gobolka Liverpool Si uu Ugu Biiro Kooxdiisi Caruur Nimada Ee EverTon.

Hadaba Hashiis Ka Rooney Iyo Lukaku Waxba Iskama Quseeyaan Oo wakala WAJI,

Romelu Lukaku

Lukaku Waxa Uu badal Unoqon Doona Zaltan Ibrahimovich Oo Isaga Hayaamay Man UNITED,

Jose Ayaa sanadi 2014 £24m ku iibiyay Lukaku Xili U macalin U aha chealse hadana waxa ukala baxayaa Lacag dhan  £75m .

Naadiga Man United ayaa Donaysay Saxiixa Moratta Balse Real Ayaa cirka Ku shareer Tay Qiimaha Morata.

 

 

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...