Thursday, August 22nd, 2019
again2

Daawo .Sh Abukar Xasan Maalin Iyo Beentii Abduqadir Kishki, Xasaan & shibili, Eey Kashegeen Ashaacirada.

Published on July 6, 2017 by   ·   No Comments

pro

Iyadoo ay ayaan darro Tahay  Niman tie soo xirtay oo xitaa shacaairta islaamka ka faano iyo sunnada nabiga, Si ay Gaalo Uraali Galiyaan  sida Shaikh Abdulkadir Kishki  Oo ah Nin Heysta Fakarka Wahabisim ka hadana Isku Boor Qariya Kan Madahbka Ashaacirada,    iyo Rag  kale oo caqiido khaldan ayaa caadaystay dhawaanahaan Inay ashaaciro ku been abuurtaan,

Arimihii Been Abuurka iyo Qar Iska Tuurnimada Kudhisnaa Ee Ay Dhawaanahaanba Ku kecayeen Qaar Kamid Ah, Wadaadada (Takfiirka) iyo Kuwa kale Oo Ay Dadka Qaarkoo Ku tilmaameen Inay yihiin Qaar Kamida Shiicada Isqarinaysa Oo (Mulxidiin) Ah. Arintaas Oo Ay Ku Aflagaadaynyeen Mad-habta Salafu Saalixa Ee Ahlusunna Waljamaaca; “Al-Ashaacirah”. Ayaa Asaxaabta Qaarkood Codsadeen In Laga jawaabo… Lkn Maadaama Ay Ahaaayeen Arimahaasi Kuwo Majaajilo Oo kale Loojilayay, Uma Qalmaan In Waqti lasiiyo Ayay Yiraahdeen Culimada…

Lkn Hadana Waxaa Si Isdaba joog ah U codsanaya In wax Laga Yiraahdo Dacaayadaas Bulsha Kuxiran Pagekaan (Almahmudiyyah Tv). Maamulka Pagekuna Wuusoo Dhaweeyay Codsiga Asaxaabta Sharafta Leh.
Wuxuuna Samayn Doonaa Pageku Isagoo Qadarinaya Codsiga Dhalinta Somaliyeed Ee Sharafta Leh, Inuu Ka Sameeyaan Arintaas Barnaamijyo, Cilmiyaysan Oo Isugu jira (Duruustii) ay Culimadu Ahlusunna Waljamaaca Horay Oga yiraahdeen Dacaayadahaas Oo kale…Iyo Kuwa Kale Ee Cusub. Ay Qaadaa shigi Doonaan Culimo Aqoon Durugsan uleh Arimahaasi.

Q_1aad. iyo Duruustii Sh. Abuubakr Xassan Maalin..Allaha Xifdiyee.
Kabogasho Wacan.

bal ila daawada walaalayaal sh abukar xasan macalin sida uu uga hadlaayo arinkaan. Been Abuuurka Kishki,

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...