Thursday, August 22nd, 2019
again2

Wasiirka Arimaha Gudaha ee Hirshabeelle oo billaabay isku dirka beelaha dega Gobolka Sh/dhexe.

Published on June 18, 2017 by   ·   No Comments

WASS

Wasiirka Arimaha Gudaha ee Hirshabeelle Maxamad Cali Caadle ayaa waxa uu billaabay isku dirta Beelaha kasoo Jeedo Gobolka SHabeelada Dhexe.

Wasiirka oo ah Shaqsi ku cusub siyaasada oo ku noolaaa dalka Sacuudi Carabiya islamarkaana aan Khibrad dheeraad ah u laheyn Maamul Dowladeed ayaa waxaa kamid ah Khaladaadka uu sameeyay Maamul Cusub oo uu udhisay Degmada Mahadaay ee Gobolka Shabeeladda Dhexe kaasi muran badan dhexdhigay Beelaha kasoo jeedo Gobolkaasi.

Dhanka kale Wasiirka ayaa lagu eedeeyay inuu dhib ku hayo Hey’adaha Gargaarka ee ka howlgalo Gobolka Shabeeladda dhexe.

Waxaa Caqabad weyn kadhex taagan tahay Maamulka Hirshabeelle iyo Beelaha dega Meelaha uu ka arimiyo Maamulka waxaana soo baxayo eedeeyo Badan oo loo jeedinayo Maamulkaasi iyo Wasiirka Arimaha Gudaha Hirshabeelle Maxamd Cali Caadlle oo dhaliyay isqaqabsi dhex-yimaado maamulka iyo dadka kasoo jeedo Deegaanaa Hirshabeelle.

 

WASIRKASSAS

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...