Friday, November 15th, 2019
again2

Daawo ,Dabaal Dagii Ronaldo Oo Gil Gilay Baraha Internet Ka Caalam Ka Halka Wiilkiisa yar iyo Asxaabtiisuna ay ku maa daysteen.

Published on November 21, 2016 by   ·   No Comments

Ronaldo ayaa ah aalaaba Xidig Aad U Dadaal Badan Kaasoo jecel marwalba in uu ka Muuqdo Shaashada Caalamka ayaa gil gilay Baraha Internetka kagadaal sedex lediisi 39laad oo uu ka dhali yay Kooxda Atletico Madrid,

Hadaba Sawiradaan Loo yaqaano Meme ga Ayaa siweyn U qabsaday baraha Twiter ka Facebooga , Iyagoona Noqday Kuwa si weyn Caalamku Ugu maadeysto.

sawirka saxda ah ee dabaal dagi ronaldo.

Cristiano Ronaldo scored a hat-trick as Real beat Atletico 3-0 in the Madrid derby on Saturday

Sawiradii Maadayska Ahaa ee Baraha Bulshada Qabssaday

Meme-makers across the world immediately jumped at the chance to alter Ronaldo's location

ISAGA Oo xabadka kaga fadhiya Messi Taas aya macnaheedo tahay in Ronaldo Oo ah Xidiga kaliya Ee dunida Laloolami Kara Messi.

The Real Madrid star takes some time out of his busy schedule to sit on Lionel Messi's chest IYO Cartoonka Caanka ah Oo tageeraya cml kooxda sevila,  Homer Simpson.

Ronaldo sits down to watch a match with Homer Simpson, who apparently supports Sevilla

The 31-year-old forward drops in on the famous 'Lunch atop a Skyscraper' photograph

SAWIR XASUUSINAYA Waayihii qaabdara Ronaldo, Jamaahiirta reer Madrid,

One picture reminds Real Madrid supporters of Ronaldo's uglier years at Sporting Lisbon

Mirror on the wall, who is the best football player of them all? The mirror opts for Lionel Messi

Ronaldo changes his profession from football player to sumo wrestler in one meme

halka wiilkisa yar iyo Asxaabtiisu ay iyaga dhankooda ka foodeeyeen ronaldoiyo dabaal dagiisi/

Comments

comments

Readers Comments (0)



J

ARIMAHA BULSHADA & SIRTA NOLOSHA

Daawo: Wiil Somali Ah Oo Sameeya Barnaamijka Kamirada Qarsoon Ayaa Dhibaato Kunoqday Kenyatiga Muuqaal Qosol Badan.

March 16, 2019
Wiilki Ugu Horeeyay Oo Somali ah Ayaa Bilaabay ...